Ministry of Environment & Climate Change- Southwest state of Somalia

Wasiirka Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada KGS Mudane Dini Abdinur Mohamed ayaa la kulmay wafdi sare oo Ka tirsan Hay’adda ACTED

Wasiirka Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada DKG Mudane Dini Abdinur Mohamed ayaa la kulmay wafdi sare oo Ka tirsan Hay’adda #ACTED oo Safar shaqo ku yimid Magaalada Baydhabo.

Wafdigaas Waxaa hogaaminaayey Mr Andre Krummacher – Ku xigeenka Madaxa Guud ee Caalamka u qaabilsan Mashaariicda (ACTED Vice CEO global programs) , Margot Charles- Agaasimaha Somalia ee ACTED (ACTED Country Director) iyo Liban Mukhtar – ACTED Area Coordinator Wasiirka wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada KGS ayaa kala hadlay Hay’adda #ACTED in ay wax ka qabtaan arimaha Isbedelka Cimilada ee ay saameeyeen Deegaanada KGS isla markaana ay laba laabaan Mashaariicda ka soo kabashada Aafooyinka ay keenaan Isbedelka Cimilada ee ay Hay’adda #ACTED ay ka wado Deegaanada KGS.

Wasiirka ayaa ugu danbayn u mahad celiyey wefdiga ka socday Hay’adda #ACTED Safarka Shaqo ee ay ku soo gaareen Magaalada BAYDHABO.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top