Wasiirka Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada DKG Mudane Dini Abdinur Mohamed ayaa la kulmay la Taliyaha Hay’adda #ADRA-Germany Carina Rolly ee u qaabilsan Isbedelka Cimilada.
Wasiirka wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada KGS ayaa kala hadlay Hay’adda #ADRA in ay wax ka qabtaan arimaha Isbedelka Cimilada ee ay saameeyeen Deegaanada KGS.
Wuxuuna uga mahad celiyey Hay’adda #ADRA sida ay mar walba ay ugu heelan yihiin in ay arimaha Isbedelka Cimilada wax ka qabtaan, gaar ahaa KGS iyo sida Wanaagsan ee ay u soo dhoweeyeen.