Wasiirka Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada DKG Mudane Dini
Abdinur Mohamed iyo La taliyaal Sare ayaa la kulmay Madax kasoctey Dowlada Sweden una qaabilsan Kaalmada dibadda #SIDA , Hay’adda #UNDP & #UN-HABITAT oo booqasho ku yimid Magalada Baydhabo. Wasiirka Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada DKG Mudane Dini Abdinur Mohamed iyo La taliyaal Sare ayaa la kulmay Madax kasoctey Dowlada Sweden una qaabilsan Kaalmada dibadda #SIDA , Hay’adda #UNDP & #UN-HABITAT oo booqasho ku yimid Magalada Baydhabo. Wasiirka wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada KGS ayaa kala hadlay wafdi in ay kordhiyaan Mashaariicda ka soo kabashada Aafooyinka ay keenaan Isbedelka Cimilada ee Deegaanada KGS. Wuxuuna uga mahad celiyey Mashaariicda ay ka fuliyeen KGS iyo kaalmada farsamo ee ay siiyeen Wasaaradda Deegaanka KGS.





