Ministry of Environment & Climate Change- Southwest state of Somalia

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada DKS ayaa qabatay Shir lagu ansaxinayey Siyaasadda Maareynta Deegaanka KGS.

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada DKS ayaa qabatay Shir lagu ansaxinayey Siyaasadda Maareynta Deegaanka KGS.

Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiirka wasaaradda Deeganka iyo Isbedelka Cimilada Dowlada KGS Mudane Dini Abdinur Mohamed, Wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada KGS Mudane Abdukadir Omar Abdullahi, wasiir kuxigeenka wasaaradda Deeganka iyo xildhibaano ka tirsan Koonfur Galbeed, Saraakill kakala socda wasaaraddaha bah wadaagta la ah wasaaradda Deeganka, Hayadaha wada shaqaynta kala dhaxeyso wasaarada, NGO yada, Jamacadaha iyo Bulshada Rayidka.

Wasir wasaaradda Mr Dini Abdinor Mohamed oo furay ayaa ku dheeraaday muhiimada ay leedahay siyaasada Maareeynta Deeganka waxaana u mahadceliyey kasoo qayb galayaasha.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top